Jilaaga SRK wuxuu kamid yahay jilayaasha ugu caansan aduunka waana jilaaga ugu shacbiyada balaaran Hindida markii laga hadlaayo daafaha caalamka.
Hadaba sidaan wada ognahay qofkasta oo aduunkaan ku nool qof shabaho waa la heli karaa waxaana maanta idiin heynaa nin u eg jilaaga caanka ee SRK.
Ninkaan ayaa waxaa la yiraahdaa Akram Al-Ceysaawi wuxuuna u dhashay wadanka Jordan asigoona ah sawir qaade balse wuxuu aad u shabahaa jilaaga SRK.
Akram ayaa markuu jidka maraayo dadka kusoo xoomaan waxayna la galaan sawiro balse ma jeclo in loogu yeero erayga u ekyahay taas badalkeeda wuxuu jecelyahay in magaciisa caadiga ah la adeegsado.
Hadaba akhristow adiga halkaan ka arag sawirka ninkaan SRK u eg;



carabta wax walba waa laga helaa miyaa mid messi u egna waa arkayay