Shakti Kapoor waa jilaa caan ah sameeyayna aflaam tiro badan kuwaaso fariimo kala duwan xambaarsan ilaa 70-maadkii ayuu jilaa ahaa aadna waaloogu amaanah doorarkiisa caanka ah.

Balse jilaagan noloshiisa murano badan iyo fadeexooyin kala duwan ayuu dhexda ka galay waayihiisa si qaas ah bilawgii qarnigaan ilaa hada waxaana ugu badan fadeexooyinkaan xiriir uu dumar la sameeyay dadka dhana wada ogaadeen.

Image result for The Journey Of Karma

Poonam Panday oo ah boqorada fadeexada iyo hadal heyn abuurida ku sareeysay ayaa filim dareen ka buuxa jirkeedana ku qaawineysa la sameeysay Shakti Kapoor kaaso la magac baxay The Journey of Karma.

Waxaa la sheegay in labadooda shaqadan isku fahmeen xiriir sariirna dhexmartay waliba dhowr jeer dadkii la shaqeynayeen ayaana sheegen in xishood la’aan iyo cabsi la’aanba waxay doonaan sameeyn jireen dadka hortooda ama qol ayee isku xirir jireen ayaa ladhahay.

Poonam Pandey Romances Shakti Kapoor in The Journey Of Karma

Poonam maba ahan atjriisho xishoota oo waaba mid kaamerada horteeda isku qaawisa halka Shakti Kapoor waxba uusan reyban hada kahor ayuuna si cad usheegay inuu waxuu rabo sameeyn doono cidna waji ka lahee waliba sanadkii 2005 markaas ayuuna bur buray magaciisa Bollywoodka.

Shakti Kapoor waxuu noqday oday aan Bollywoodka xushmad ku leheen gabadhiisa Shraddha Kapoor ayaa looga baqayaa inuu dhaawaco sharafkeeda iyo magaceeda ay sameeysatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here