Dabayaaqadi sanadka 2019 aanu soo dhaafnay, waxaa lagu dhawaaqay in Deepika Padukone iyo Shakun Batra ay isla samee doonaan Film.

Filimka oo qeyb ee kalayihiin Siddhant Chaturvedi iyo Ananya Panday. ayaa qorshaha ahaa inladaawado sanadkaan balse Covid19 ayaa baajiyay duubitaanka filmka, soosaarayaasha filmka. ayaa qorsheynayaan inay ku duubaan bisha Sebtember Goa kahor inta aysan u sii gudbin Sri Lanka.

Shakun Batra’ Deepika Padukone, Siddhant Chaturvedi, iyo Ananya Panday ayaa uwada dhaqaaqay Goa si ee shaqada toos ugu bilaabaan filmka bisha Sebtember Maalin kasta,

wijiga koowaad ee filimka ayaa soo bixi doona bisha Sebtember gudaheyd. Waxaa lagu soo waramayaa inuu jadwalka 25-ka maalmood socon doono iyadoo jilayaasha inta kadhiman ee kubiiri doonaan isbuuca 2aad ee filmka.

In kasta oo qorshuhu yahay in lagu duubo Sri Lanka inta lagu jiro jadwalka xiga, Batra iyo soosaaraha Karan Johar ayaa sugi doona oo go’aan ka gaari doona xaalada. …Filimka oo wali magac loobixin ayaa ah film kahadlaya (Xariirada raga iyo dumarka)

Waxaa loo qorsheeyay daawashadiisa bisha Febraayo 12, 2021 laakiin dib u dhac kusii yimid duubitaanka waxaa laga yaabaa in dib oo usii dhaco. Shakun, oo horay u hogaamiyay Ek Main Aur Ekk Tu (2012) iyo Kapoor & Sons (2016), ayaa sidoo kale soo saari doona filimka isagoo wehlin doona Karan Johar iyo Apoorva Mehta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here