Inaba caadi ma ahan Ayushmann Khurrana filimkiisa Dream Girl ayaa sare u kac xoogan sameeyay wuxuuna Sabtigiisa sedexaad keenay 6 Crore taasi oo ka dhigan mudo 16 maalmood ah inuu soo xareeyay 117.32 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Dream Girl ee Super Hit ka noqday mudo 16 maalmood ah ganacsiga uu sameeyay soona daabacday shabakada BOI:

Todobaadka kowaad – 70.12 Crore

Todobaadka labaad – 37.95 Crore

Jimco sedexaad – 3.25 Crore

Sabti sedexaad – 6 Crore

Todobaadka sedexaad – 9.25 Crore (mudo 2-maalmood ah)

Wadarta Guud – 117.32 Crore (Trade Figure)

Dhinaca kale Sushant Singh Rajput iyo Shraddha Kapoor filimkooda Chhichhore ayaa Sabtigiisa afaraad keenay 4 Crore waana ganacsi weyn waxayna ka dhigan tahay ilaa iminka wadarta guud inuu soo xareeyay 135 Crore ganacsi qarka u saaran.

Chhichhore oo Super Hit noqday mudo 23 maalmood ah ganacsiga uu sameeyay soona daabacday shabakada BOI fadlab hoos kaga bogo:

Todobaadka kowaad – 66.84 Crore

Todobaadka labaad – 38.86 Crore

Todobaadka sedexaad – 23.03 Crore

Jimco afaraad – 2.25 Crore

Sabti afaraad – 4 Crore

Todobaadka afaraad – 6.25 Crore (mudo 2-maalmood ah)

Wadarta guud – 134.98 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here