Shaqsiyaadka caanka ah faa’iido fiican ayey ku qabaan isticmaalka Baraha bulshada gaarahaan barta Instagram-ka,

sidaas darteed waxaa lasoo saaray tobanka ciyaartoy ee lacagaha ugu badan ku hela halka warbixin oo ay dhigaan.

xidigaha bollywood-ka waa kuwa aad u isticmaalaan baraha bulshada ama  social-media iyagoo mar walba jecel inay warbixino la wadaagaan dadka ku xiran waqti walba waxa ayna soo dhigaan sawiro xilliyo kala duwan

waxaana l sheegay inay lacago waali ah ay kasoo galaan dhanka iyo baraha bulshada waxaana shaqsiyadkaas ka mid ah aktarada bollywoodka maadama dalka india ay goor dhow noqon doonto dalka labaad ee ugu dadka badan iyagoo booska labaad kala bixi doona dalka China

aktarada bollywoodka ayaa waxa la sheegay in halkii post ay ku helaan lacago fara badan haddaba aan eegno aktarada bollywood kuwaaso lacagaha ugu badan ku qaataan halkii warbixin ay soo dhigaan Deepika padukone  – 138 kun dollar

Priyanka chopra  – 136 kun dollar

Virat kohli (anushka sharma ninkeeda waa captain ka xulka dalka india cricket ) – 135 kun dollar

Salman khan  – 130 kun dollar

Shah rukh khan  – 125 kun dollar

Alia bhatt  – 122 kun dollar

Katrina Kaif  – 120 kun dollar

Amithab bachachan – 118 kun dollar

Akshay kumar – 113 kun dollar

Anushka sharma kohli   – 110 kun dollar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here