Home » Nolosha Jilaayaasha » Sharmila Tagore “Shashi Kapoor Wuxuu Ninka Ugu Quruxda Badnaa Ee Aan Abid Arko”

Sharmila Tagore “Shashi Kapoor Wuxuu Ninka Ugu Quruxda Badnaa Ee Aan Abid Arko”

Atiriishada Sharmila Tagore ayaa kanaxday dhimashada kutimid atoorihii bari samaadkii Shashi Kapoor kaaso ay isla soo shaqeyeen bari samaadkii.

Hadaba xidigtaan ayaa leh Shashi wuxuu ahaa ninka ugu quruxda badan ee aan abid arko ama indhaheyga qabtaan intaan noolaa.

Sharmila oo hadleyso waxay tiri,”Waligey intaan atoore la shaqeynaayey ma aanan arag qof ka shaqo wanaagsan Shashi Kapoor waxaad tabeysa inaad marwalba la shaqeyso.”

“Xaqiiq ahaan aniga waan mashquulsana oo waana ka fogaa magaalka saas eetahay markii aan maqlay geerida kutimid Shashi waxaa maskaxdeyda kusoo dhacday waqtiyadii quruxda badnaa ee aan soo wada qaadanaya Shashi akteena wali kama dhiman xaqiiq ahaan.”

Sharmila Tagore iyo Shashi Kapoor waxay wada sameyen filmada kala ah “Aa Gale Lag Jaa” and “My Love” waana xidigo mudo dheer aqoon iskulahaa balse xidigtaan ay ka qiireysantahay dhimashada Shashi Kapoor.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *