Shaxda Rasmiga ee Kulanka Arsenal v Benfica

0
158

Waxaa lasoo saaray Shaxda kulanka adag ee caawo kana tirsan lugta labaad ee wareega 32aas tartanka UEL kaasoo fooda isku dari doonaan kooxaha Arsenal iyo Benfica

Hadaba halkaan hoose kaga bogo shaxda labada koox;

Arsenal XI: Leno; Bellerín, David Luiz, Gabriel, Tierney; Ceballos, Xhaka; Smith Rowe, Ødegaard, Saka; Aubameyang

Benfica XI: Helton, Diogo Gonçalves, Otamendi, Vertonghen, Lucas Veríssimo, Grimaldo, Weigl, Taarabt, Rafa, Pizzi, Seferovic

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here