Waxaa si weyn loo wada sugaayey sheekada Filimka Dostana 2 waxayna dadka ku shakisanaayeen in sheekada barteeda laga sii wadi doono yacnii qeybtii hore halkii ay ku dhamaatay balse markaan sidaas ma aha oo sheekada waxbaa laga bedelay.

Qeybtii hore oo ay wada jileen John Abraham, Abhishek Bachchan iyo Priyanka Chopra waxay labada atoore ku jilayeen kuwa wax matarayaal ah hadase sheekadaas meesha waa laga saaray oo wax jinsi ah dhan laguma muujin doono meeshi ahed labo wiil ayaa hal gabar wada jeclaadeena waa la bedelay.

Mashruucan waxuu ka hadli doonaa Janhvi Kapoor iyo Laksh (atiriisho cusub) waa labo gabdho walaalo ah sids ay Filimka ku jili doonaan kuwaaso isla jeclaanayaan hal wiil kaaso ah Kartik Aryan waxaana loo daawan doonaa gabdhahan dagaalka dhexmari doono iyo mida Kartik calfan doonto.

Dostana 2 waxuu noqon doonaa mashruuc loogu talo galay dhalinyarada oo hab shactiro loo sameeyn doono aan wada sugno Karan Johar hadii 2020 caalamka ka qoslin doono maadama isaga iska leeyahay taxanahan ama qarash gareeye ka yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here