
Kulanti wanaagsan asxaabta qiimaha badan kuna soo dhawaada barnaamijkeena maalinlaha ah ee arimaha Fanka iyo Caalamka kaga hadalno kana daawatiin Channel-keyga gaarka ah Zakariye Cabdi.
Haddaba wararkii ugu dambeeyay arimaha fanka ee xiiso gaar ah xambaarsan fadlan hoos ka daawo adigaa ka heli doontid: