Home » Nolosha Jilaayaasha » Sheekada Ka Dambeysa Inee Shaashada Ku Midowan Super Stars-ka Waaweyn Ee Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Filmka ‘Karan Arjun’

Sheekada Ka Dambeysa Inee Shaashada Ku Midowan Super Stars-ka Waaweyn Ee Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Filmka ‘Karan Arjun’

90kii wuxuu ahaa xiligii dahabiga ee ay Bollywoodka ku faanaan maadama ay la yimaadeyn aflaam taariikhi ah oo guushoda qaarkod aan la gaari karin.

Sidaa awged xiligaas waxaa shaashada ku midoweyn Super Stars waaweyn maantana maqaam sare fanka ka gaareyn waxaana kamid ahaayen Super Stars-kaas Shah Rukh Khan iyo Salman Khan oo filmka Karan Arjun wada sameyeen.

Balse ma ogtahay Akhirstow sheekada xaqiiqada ah ee kadambeysa inee xidigahan shaashada ku midowan sido kalena filmkooda Blockbuster weyn noqday.

Sunaina Roshan waa gabadha uu dhalay filmsameyaha caanka ah ee Rakesh Roshan waxayna qortay buug ay kaga hadleysa nolosha aabahed.

Hadaba buugaas waxaa laga dhexhelay sheeko kusaabsan filmkaan, gabadhan oo ka shekeynesa xaqiiqada rasmiga ah ee filmkaan iyo markii filmkaan duubis lagu bilaawi rabay Rakesh dhibkii qabsaday kaaso ahaa siduu xuquuqda atoorayasha filmkaan u dhowri lahaa ama doorar siman siduu usiin lahaa asigoo ku dhibaateysan waxay tiri gabadhan o ka shekeyneesa.

“Aabo (Rakesh Roshan) wuxuu markii hore filmkaan la saxiixday Ajey Devgan iyo Shah Rukh Khan balse labadaan atoore midwalba awooda filmka ayuu rabay SRK wuxuu rabay in uu sameyo dhamaan Action filmka oodhan halka Ajey uu asna rabay inuu sameyo guud ahaan dhanka jaceylka filmka oodhan.”

“Halka aabo uu rabay in sheekada isku dheelo tirnaato sida awged wuu ka talo baxay in Ajey iyo SRK uu filmkaan udhiibto wuxuuna goaansaday inuu la saxiixdo Aamir Khan iyo Salman Khan balse dhibka jiray ayaa ahaa in Aamir waqtiga uu filmkaan duubi lahaa ka dib dhacaayey maadama mudo 6 bil kadib ah uu fursad helaayey xiliga filmka la duubayey halka Salman diyaar ahaa.”

“Sidaa awged waxaa filmkaan kusoo laabtay SRK oo markii hore laga saaray filmka oo laga talo baxay kadib Aabo wuxuu goaansaday inuu bilaawo duubista filmkaan heshis weyn ayaana dhexmaray SRK,Salman iyo aabo.”

Aabo (Rakesh) wuxuu la kulmay Aamir wuxuuna ushegay in duubista filmkaan bilaawayo uuna jeclaan lahaa inuu ka raali noqdo Salman na booskisa gali doono, Aamir ayaa si farxadleh kusoo dhaweyay goaankas wuuuna aqbalay waxwalbo oo aabo dhankiisa kaga yimid.’

“Ugu dambeyn aabo murugtii weydeysay wuxuuna helay Super Stars xiligaas ay adkeed in hal film la isugu keeno wuuna bilaaway duubista filmkiisa waxaana xusid mudan in Blockbuster uu noqday filmkaan.”

Sunaina Roshan ayaa arinkaan kaga run sheegtay buugi ay ugu magac dartay ‘Dad With Love’ waxaana umalena akhristayaal fara badan oo xaqiiqda filmkaan ogeyn inee markaan ogaadeen…..

 

 

3 Responses to Sheekada Ka Dambeysa Inee Shaashada Ku Midowan Super Stars-ka Waaweyn Ee Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Filmka ‘Karan Arjun’

  1. rudwaandxt Reply

    December 4, 2017 at 12:56 pm

    makula tahay hadii ay filimka srk iyo ajay wada sameeyaan uu guulaysan lahaa

  2. Abdulahi Yusuf Reply

    December 4, 2017 at 4:23 pm

    filimside idinkoo mhdsan yaa ku awood badnaa srk iyo salman filimkaan ileen masinaan karaane

  3. Ali Reply

    December 4, 2017 at 6:38 pm

    Srk qeybta action muuba Rabay ajay asna qeybta jaceylka muurabay Warkaaa wax baa kujirašŸ˜³

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *