Sheekada Maanta: Juxo Iyo Tuug Sheeko Qosol Badan Ka Bogosho Wacan!!

Sheekooyinka Juxa waa kuwa inta badan caan ah oo laga dhex helaayo buugaagta caanka ah iyo goobihii lamid ahba.

Hadaba waxaan idiin heynaa sheeko qosol badan oo hada kahor dhexmartay Juxa iyo Tuug, waxayna ku bilaawane sida tan.

juxo oo dagan qolyar oo irid banaan ah xoolana ka haysta surwaal,shaati iyo joodari dhamaad ah ayaa tuug usoo dhacey, tuugii albaabka ayuu furey markuu waxkale waayey ayuu shaatigii iska qaatey, ninki juxa ahaa kama harine joodarigii ayuu ka daba qaatey.

Tuugii suu u ordayey markuu istaagey ayuu arkey juxa oo daba taagan, Dabadeed juxa ayaa lahadlay oo tuugi ku dhahay, “saaxib ina rartaye ina daji bal.”

 

 

1 Comment

Comments are closed.