Anushka Sharma iyo ninkeeda Virat Kohli waza ay hadda ku wada nool yihiin nolol farxad leh iyagoo hadda lagu tiriyo lamaanayaasha ugu awoodda badan dunida maadaama labadooda ay yihiin kuwa caan ah

Anushka Sharma waa mid ka mid ah atariishooyinka ugu mushaarka badan gudaha india halka Virat Kohli uu yahay shaqsiyaadka ugu caansan uguna taajirsan dalka india sidoo kale waxa uu yahay Captainka xulka Cricketka dalka india

waxaana labadan ay lamaane ay is-guursadayn sanadkii 2017 laakiin Anushka ka hor Virat waxa ay shukaansatay xidigo badan sida Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor laakiin waxaa cajiib Anushka inay xariir la sameesay xidig kale kaaso isagana ciyaari Cricketka waxaana lagu magacaaba Suresh Raina.

iyagoo labadan lamaane ay sanadkii 2012 ku kulmayn dalka England halkaaso ay ku ciyaaraysay xulka India waxaana markaas iyo wixi dambeeyay ay noqdayn kuwa xiriir yeesha iyagooma badanaa laysku arki jiray iyagoo wadajir ah

laakiin mudo ka dib waxaa ay labadooda go’aansadayn inay kala tagaan ka dib Suresh Raina culeys kaga yimid dhanka qoyskiisa maasaama qoyskiisa aysan doonayn inuu guursado gabar aflaamta jisha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here