Sheeko cusub; maxaa ka dhaxeeyo Maliika iyo Hazar Sadoglu??

0
4861

Taxanaha Hercai ayaa meel xiiso leh maraayo ayadoona xalqada 28aad jimcada dambe siweyn isha loogu haayo maadaama uu yahay taxane hirgalay.

Hadaba waxaan horay idiin kula wadaagnay in Zehra oo ah xaaska Hazar uur leedahay gabi ahaana taxanaha laga saari doono maadaama aysan taxanaha sii wadi Karin ayadoo uur leh sidaas owgeed Hazar yaa gacaliso u noqon doonto?

Warar ayaa sheegaayay in atariisho cusub lagu badali doono doorka Zehra halka warar kalana ay sheegayaan in aanan atariisho cusub taxanaha lagu soo dari doonin taas badalkeeda Maliika ay noqon doonto jaceylka cusub ee Hazar waxaana arinkaas dab kusii shiday kadib markii Hazar iyo Maliika siwadajir ah sawir u galeen.

Hadaba akhristow adiga ahaan sidee kula tahay arinkaas sideena u aragtaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here