Ileana D’Cruz taaso waayo fiican kusoo qaadatay dhanka iyo samaynta aflaamta koonfur hindiya waayaheeda ugu horeeyay iyadoona sameeyay aflaamo badqn oo Hit ah

laakiin atariishadan oo dhawaanahan u badatay samaynta aflaamta Bollywoodka ayaa lasoo warinaayay inay iska diiday wax aan macquul ahayn inay atariishada Hindi ah iska diido

maadaama ay diiday inay muuqaalo ku yeelato aflaamo ay hogaamiye ka yihiin labada aktar ugu awoodda badan Telegu labada Super Star Allu Arjun iyo Mahesh Babu

laakiin sababta ay atariishadan u diiday ayaa lagu sheegay inay kaliya lasoo bandhigay inay aflmaataas ku yeelato muuqaalo marti ah gaar ahaa heeso shidan waana ay iska diiday Ileana D’Cruz iyadoona doonaysay inay atariishada ka noqoto markii hore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here