Shiikh kaligiis ku dukaday kana khudbeeyey kaligiis Masaajid ku yaalla dalka Mareykanka. Sawiro.

0
421

Caabuqa Corona-Virus re Covid19 ayaa saameyn weyn ku yeeshay gabi ahaanba nolosha banii aadamka asigoona siweyn daafaha caalamka ugu faafay arintaas ayaana keentay in la xiro dhamaan goobihii la isugu imaan jiray sida Maqaaxiyadaha, Garoomada Sportiga goobaha cibaadada iwm.

Goobaha la xiray ee uu saameynta ku yeeshay waxaa kamid ah masaajidada salaada jamaacada lagu tukan jiray.

Hadaba Masjid ku yaalo gobolka Washington laguna magacaabo Bothel ayaa wacaa ka dhacday arin layaab leh kadib markii imaamka ahna khadiibkii masjidkaas uu kaligiis salaada jamaacada maalintii jimcaha yimid asigoona kaligiis khudbeeyay xili maskidka uu cidlo ahaa.

Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye, oo khudbaddii Jimcaha ee Masjidka Bothel ee gobolka Washington ku qornaa ayaa khudbada ku gudbiyay qaab Online, kadib markii la joojiyey isu-imaatinka dadka kunool dalka mareykanka.

Halkaan hoose ka arag sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here