Waxaa lasoo bandhigay todobaadka iyo sawirada ugu xun jilayaasha Bollywoodka laga qabtay xiliyo kala duwan iyagoo kusugan goobo kala duwan sida xaflado, Fashion sameyntiisa iyo meelo kale waxayna noqdeen kuwii ugu labiska qurxana todobaadkii tagay.

Shilpa Shetty iyo Kangana Ranaut ayaa todobaadkan hogaanka u qabteen xidigahan oo atiriishooyin u badan yihiin maadama labis foolxun oo qurxaneyn ay fagaaraha la imaadeen labadan atiriisho.

Inta badan sawir qaadayaasha waxay baadi goobaan maalin walba atiriishooyinka goobaha ay kusugan yihiin atoorayaasha inta raadisa ayaaba yar waxay kasoo qaataan sawiro xitaa shaqo Fashion hadee gabadha ku gudo jirto.

Sawiradaas ayee aruuriyaan todobaadka maalinta u dambeysa ayee taxliiliyaan sawiradaas oo la isku shaandheena waxayna soo saaraan sida ukala sareyaan atiriishooyinka oo ugu kala foolxun badan yihiin labiska bal hoos ka daawo…

https://www.instagram.com/p/B7oDRx1Bd3r/?utm_source=ig_embed
https://www.instagram.com/p/B7kfPR-Jk-t/
https://www.instagram.com/p/B7h8vFPgcSo/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here