Atariishada hore ee Bollywoodka haatana u go’day nolosha qoyskeeda ayaa waxaa markii ugu horeysay la helay sawirada wajiga gabadheeda yar.
Shilpa oo aanan marnaba sawirada gabadheeda saxaafada iyo baraha bulshadaba la wadaagin, gaar ahaan wajigeeda ayaa markii ugu horeysay shalay oo jimco aheyd si xatooyo loo helay.
Halkaan hoose ka arag sawirada gabadha yarta;


