Home » Arimaha Bulshada » Shinsuke Nakamura Ugu Dambayn Ka Guuleystay Aj Styles Isagoo Sameyn Doona Xeerka Ciyaartooda Money In The Bank

Shinsuke Nakamura Ugu Dambayn Ka Guuleystay Aj Styles Isagoo Sameyn Doona Xeerka Ciyaartooda Money In The Bank


Ka dib Markan Helnay Ciyaaraha ugu Wanaagasan Ee Labadan Xidig Ciyaareen.  Nakamura ugu Dambayn Waa Uu Ka Guuleystay Wwe champ Aj Styles . Nakamura Waxa Uu Sameeyay Khiyaano Isagoo Iska Dhigay Qof Lagu Dhuftay Low Blow (Haraanti Xaga Hoose Ee Raga)  Oo U Dhulka Seexday Isagoo Heesto Xubinta Tarankiisa . Kaaso Aj Styles U Hogaamisay Muran Kaga Yimaada Garsooraha,

Nakamura Ayaa Ka Fa’ideystay Styles Isagoo La Helay suplex Haddane U Raaciyay Kinshasa Oo Uu Guusha Ku Helay. Oo ku Xirnayd Qof Dooranaya Sharciga Ciyaartooda Money In The Bank ,
Hadda Nakamura  Ayaa Go’aamin Doona Nooca Ciyaar Ay Noqon Doonto Bandhiga Dhici Doona Bisha So Aadan Ee Money in the Bank for the WWE championship.

Nakamura Weli Ma Uusan Gaarin Go’aan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *