Jilayaasha filimada gaar ahaan dumarkooda waxay inta badan isticmaalaan Mike Up markii ay shaashada kasoo hor muuqanayaan iyo xiliga banaanada doo aadaan ayagoona aad uga taxadaro muuqaalkooda.

Hadaba waxaa mararka qaar dhacdo in atariishooyinka qaar muuqaalkooda caadiga lasoo baxaan balse badankooda waxa dhalaaliyo waa Mike Upka waxaana tusaale noogu filan sawirka laga soo bandhigay Ali Bhat taasoo laga qaaday xili ay Mike Up la’aan aheyd bal halkaan hoose ka arag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here