Home » Hollywood News » Shocking! Gabadha Heesaga Caanka Ah Ee Rihanna Walalked Oo 21 Jir Ah Ayaa La Dilay!!

Shocking! Gabadha Heesaga Caanka Ah Ee Rihanna Walalked Oo 21 Jir Ah Ayaa La Dilay!!

Waxaa la toogtay oo la dilay gabadha heesaga ah ama fanaanda ah ee lagu magacaabo Rihanna walaalked Alleyne xalay.

Alleyne iyo Rihanna wa ilmo adeer waxayna wada qaateen dabaal daga ciida masiixiga habeenkii talaadada ahed balse wiilkaan ayaa dunida macsalaameyay xalay oo ay arbaco ahed.

Rihanna ayaa barteda Instagramka soo dhigtay qoraal iyo sawirka sare kuxusan ayadoo aad oga murugeysned dhibka soogaaray waxayna tiri,” ma rumeysan karo midaan xalay unbey ahed markaan laabteyda kugu hayey oo aan damaashaadeynay mana umaleynenin in waqtigii ugu dambeyay aan kula qaadanayey waan kujeclahay walalkey.”

Waxaa la sheegay in wiilkaan habeenkii talaadada ahed fiidnimo isagoo wadada socda uu nin ka hor yimid misana xabado baas ah ku furay ama dhowr xabo kudhuftay goobtana isaga cararay mana la aqoonsan.

Sidaa awged dadkii goobta ka akdhowaa ayaa Hospital deg deg ah ula carareen balse naftii ayaa ka baxday marka Hospitalka la geeyay.