Ninka soomaalida ay u taqaano leeleefow ama isbatoore isku dhuuq magaciisa dhabta ah waa brahmanandam.

Brahmanandam kanneganti wuxuu dhashtay koowdii febraayo 1956. Waa atoore jilaa ah waliba dhanka shactirada, kaaso lagu yaqaano inta badan filimda koonfur hindiya ee soomaalida sanadadan dambe aadka uxiiseeyaan. Waa mid kamida jilayaalka ugu shactirada badan ee ebid india soomaray

Brahmanandam ( leeleefow) waxa uu ka mid yahay xiligan shactiroolayaasha ugu caansan dalka india hadiiba uusan ahayn kan ugu caansan aktarka sidoo kale waxa uu kasoo muuqday aflaamo badan kuwaaso gaaraya ilaa iyo 1000 filim

waana mid ka mid ah jilaayaasha ugu mashquulka badan maadama xilli walba uu ku dhex jiro shaqo duubis isagoo la shaqeeya aktarada ugu caansan dhanka iyo shirkadaha koonfurta sida Tamil , Telegu , Malayalam , Kanada iyo kuwa kale oo badan

haddaba waxa maanta Brahmanandam kaaga haya warbixin aad la yaabi doonto aktarkan ayaa waxaa lasoo warinaya inay aflaamta kasoo gasho lacago waali ah maadamaa aktarkan uu leeyahay taageerayaal fara badan

Brahmanandam ( leeleefow) waxa uu halkii maalin duubsita filim ku qaata lacago gaaraya 1 Crore ($151,515) waana lacago waali kaaso xitaa aysan qaadan aktaro caan ah kuwaaso filimada hogaamiye ka ah

ninkan sidoo kale waxa uu qasri weyn ku leeyahay magaalada Hyderabad halka aktarkan uu ku socdo kuwa ka mid gawaarida ugu qaalisan caalamka Audi R8 , Audi R7 , Mercedes Benz iyo kuwa kale oo badan

2 COMMENTS

  1. Waxaa shalay lama filaan igu noqotay in aan ku dhex arkay filimka 2 cali dheere wiil iyo aabihis ku jilayan asoo dhaqtarka magaalada jooga ku matalaya marka gbdha durayo cali dheere ciqaabayo marka asoo yar aqoonsaday lama filaan igu noqotay isma laheen cali dheere ayuu la shaqeeyy lkn gadlan mowduuc ka sameeya raga caanka ah sida cali dheere ee boolywofka ee uu la shaqeeyy nala wadaaga ayago kooban hasay jiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here