Shotgun Shadi Ma Ahan Ee Jabariya Jodi Ayaa Loo Bixiyay Sidharth Malhotra Iyo Parineeti Chopra Filmkoda!!

Sidharth Malhotra iyo Parineeti Chopra ayaa ku midoowi doonan filmka Jabaraiya Jodi kaaso ah mashruuc jaceyl oo looga hadlaayo af duubka wiilka arooska loo geesto xiliga guurka marka la gaaro.

Filmkaan kaartooyin ayee ka diyaariyeen Sidharth iyo Parineeti markii horena magac ahaan waxaa loo bixiyay Shotgun Shadi balse hader kooxda mashruucan Jabariya Jodi ayee ku bedeleen.

Jabariya Jodi micnaheeda waa lamaanihii la qasbay oo ah lamaane la qasbaayo oo guur lagu qasbaayo inee si qasab ahna la isugu guurinaayo.

Goordhow ayaa duubis lagu bilawaa Ekta Kapoor ayaana qarash gareeneso sanadka dambe ayaana la daawan doona sida qorshaha ah…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*