Shraddha Kapoor xiddigga Tiger Shroff filimkooda cusub ee Baaghi 3 ayaa ugu dambeyn shaashadda la saaray isagoona durba qaatay hadal heynta, Baaghi 3 ayaa noqday furitaanka ugu weyn ee 2020 isagoo helay 17.5 crores oo lacag uruurin ah maalinta 1aad, taas oo ka dhigeysa in Shraddha ee hesho bilaawasho kale oo wanaagsan.

Sharaddha ayaa ku furatay 24.42 crore filimkii Saaho, halka filimkii Street Dancer 3D ee ku furutay 10.26 crore. Baaghi 3 ayaa ah filimkeeda labaad oo lacaga ugu badan ka hesho maalinta 1aad isagoona soo xareeyay 17.5 crore.

Tani wexey caddeen u tahay sida Sharaddha Kapoor loogu jecel yahay Inida wexeyna had iyo Jeer la timaada mashruuc ee ku qancaan taageera yaasheeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here