Shraddha Kapoor, Shahid Kapoor, Alia Bhatt, SRK, Kajol Iyo Xidigo Kale Oo Jaceyl Inoo Muujinayan (+Sawiro)

Maanta waa maalinta jaceylka aduunka sida ay sheegan reer galbeedka iyo wadamo kale oo badan ba waana maalin ay si weyn u xusaan maalintaan oo kale 14 Febraayo.

Hadaba Bollywoodka ayaa dhankooda u dabaal dagayaan maanta waxaana la isku keenay sawiro badan oo xiliyo kala duwan laga qaaday xidigaha Bollywoodka ayagoo u dabaal dagayaan maanta oo kalen (Valentine’s Day).

Hadaba Halkaan Hoose Kaga Bogo 14 Sawir Oo Calaamada Jaceylka (Love) Ay Ku Muujinayaan Xidigaha Bollywoodka:

Aishwarya Rai Bachchan:

Aishwarya-rai-5

Alia Bhatt:

alia bhatt

Anusha, Virat Iyo Ranbir:

anushka virat

Karan Singh Grover Iyo Bipasha Basu:

bips

Diasy Shah:

daisy shah

Deepika Padukone:

Deepika Padukone - Ellen DeGeneres (3)

Harshvardhan Rane:

Kriti Sanon:

kriti sanon

Madhuri Dixit:

madhuri

Ranbir Kapoor:

ranbnir

Shahid Kapoor:

 

Shraddha Kapoor:

SRK iyo Kajol:

srk kajol

Varun Dhawan:

varun dhawan

 

 

 

 

 

 

2 Comments

Comments are closed.