Jilaayaasha hada bollywood-ka ka xamaasho gaar ahaan jiilka cusub waxay kasoo jeedaan qoys awood ku leh bollywood-ka Sidaas ay tahay bollywood-ka waxay saameyn ugu yeeshaan qaab jiliinkooda wacan.

Sidoo kale waxaan wada ognahay jiilka cusub ee hada bollywood-ka ka xamaasha badanaa wax kusoo bareen dalka dibadiisa waxaana ka mid ah Shraddha Kapoor.

Ugu horeyn Shraddha Kapoor waxaa aabo u ah halyeey Shakti Kapoor oo gabadhiisa waxbarasho u geeyay Boston laakiin dhamaanteen ma wada ogeyn in Shraddha ay ka shaqeynaysa goob Coffee lagu cabeeyo oo caan ah kuna yaalo Boston Shraddha ayaana doonaysay in shaqadaas ka qaadato qibrad.

Qof u dhow Shraddha oo arintaan sharaxaaya ayaa yiri ” waxay go’aansaday in maalint kala bar ay shaqeyso si ay u dareento farxad xurnimo iyo in ay lacago siyaad ah ka hesho” si walbo ay ahaataba qof walbo wuxuu la cajabay shaqada ugu horeysay ee atariishadaan qabatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here