Atiriishada Shraddha Kapoor waxaa aabo u ah halyeey Bollywoodka Shakti Kapoor waana gabar uu aabed taajir u ah waligeedna ku hamin jirtay inee atiriisho noqoto.

Hadaba maanta gabadhan waa atiriisho aflaamta qaarkood hogaamisa waana gabar qaab jiliin hee sare ah leh.

Shraddha horey waxay u ahed aan ogeyn atiriisho sido kale waxay ku darsatay inee noqoto heesaa ama fanaanad oo aflaam heeso ay qaaday ayaa jiraan waxaana kamid ah heesahaas “Sab Tera” and “Phir Bhi tumko chaahungi.”

Hadaba xidigtaan ayaa in badan ku faraxsan xirfadaheeda kala duwan waxayna markaan cadeysay in xitaa ay tahay gabar Music yaqaan ah oo Music noocyada kala duwan ka shaqeyn kartaa waxayna tiri ayadoo hadleysay.

“Aadbaa ugu faana shaqadeyda oo aadbaan u jeclahay waxaayba mararka qaar ila noqotaa inaan waligey ahaan jiray gabar Music yaqaan ah oo sifiican u taqaano Music kada lana qabsan karto maadama aan heeso  qaar codkeyga ku qaaday waxaana rajeyn doona Music-kadana inaan tunto isla aniga”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here