Shruti Haasan mise Jasmin Bhasin yaa ku leh kuna soo baxaya labiskaan?!

0
1234

Inta badan jilayaasha gaar ahaan atatiishooyinka filimada iyo taxanayaasha ayaa waxay caan ku yihiin xayaysiin u sameynta labisyada Fashionka ee ay soo saaraan shirkadaha Fashionka.

Hadaba atariishada caanka ka ah TVyada Hindiya ee Jasmin Bhasin sidoo kalana qeybta ka ah Barnaamijka Big Boss iyo Atariishada koonfurta Bollywoodka awooda ku leh ee Shruti Haasan ayaa waxay si wadajir ah halmar usoo xirteen labis isku mid ah, ayagoona sidoo kale soo dhigay bartooda Instagramka oo ay ku xayaysiinayeen.

Hadal heyn xoogan ayaa ka dhalatay cida ku leh labiska labada atariisho, ayadoona dadka intiisa badan ku kala qeybsameen.

Hadaba akhristow si fiican u eeg labada atariisho midee ayaa ku leh labiska? Aragtidaada nala wadaag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here