Home » Wararka Maanta » Shruti Hassan Saaxiibkeeda Dalkee Ayuu U Dhashay?

Shruti Hassan Saaxiibkeeda Dalkee Ayuu U Dhashay?

shruti hassan waa aabe u ah halyeeyga koonfur hindiya ninka lagu magacaabo kamal hassan iyadoo sidoo kale waa atariisho u dhaxeesa shirkadaha kala ah tamil telegu iyo bollywood

iyadoo la shaqeesay aktarda ugu waaweyn ee koonfurta shruti ayaa waxa ay la socotaa wiil u dhashay dalka italy kaaso michael corsale

iyagoo labadan lamaane uu ka dhaxeeyo xariir jaceyl shruti ayaa maalmahan waxa ay nasanaysaa shaqada aflaamta waxa ay iyada iyo saaxiibkeeda wada joogaan dalka mareekanka gaar ahaan caasimada ee new york

waxaana sawiro laga soo qaaday iyagoo ka adeeganaya dukaamada new york sidoo kale shruti hassan inta ay joogtay mareekanka waxa ay las vegas kula kulantay muusikiistaha caanka ah ee A.R Rahman

kaaso halkaas ku qabanaya show caalami ah shruti ayaa sawiro soo shigtay baraha bulshada kaaso ay iyada iyo saaxiibkeeda michael

dhanka shaqada shruti hassan waxa ay shaqo duubis ku haysaa filimka uu hogaamiyaha ka yahay aktarka vidyut jamwal waxaana director ka ah mahesh manjker