Home » Nolosha Jilaayaasha » Shumiskii Ugu Horeyay Ee La Shumiyay Deepika Padukone Yaase Shumiyay (Sir Fakatay)

Shumiskii Ugu Horeyay Ee La Shumiyay Deepika Padukone Yaase Shumiyay (Sir Fakatay)

Atiriishada soojiidasha badan sido kalena kamid ah xidigaha ugu caansan ee India kasoo jeedan ee Deepika Padukone ayaa arin dad badan inee ogaadan jeclaan lahayen ka dhawaajisay.

Deepika waa shaqsi furfuran dadkana wax walbo oo nolosheda ah inta badan la wadaagto sidaa awged wareysi ay marhore bixisay waxay kusheegtay qofkii ugu horeyay ee shumis la wadaagay xidigtaan.

Atiriishada Filmka Padmavati ayaa ka dhawaajisay in markee yareyd ay sifiican u xasuusato waalidiinteda had iyo jeer marka ay guriga ka baxayaan ama ay soogalayaanba ay shumin jireen.

Taasi oo ay jawaab cad oga dhigtay dadkii suaashan weydiyay oo dhaheen inoo sheeg qofkii ugu horeyay ee shumis kula wadaagay.

Deepika ayaa si degen kutiri,”Hadii laga hadlaayo shumiskii ugu horeyay ee qof ushumiya ama aan aniga shumiyaba waa waalidinteyda mana jiro axad ka horeya.”

Xidigtaan filmkkeda Padmavati muran xoogan ayuu dhexda ka galay hase ahaate ayadana kama quusan doonto oo kamana raja dhigi doonto in filmkeeda mar uun tiyaatarada la saari doono haba dheerade waqtiga.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *