Si aad ula socoto taxana cusub ee Kurulus Osman wax ka ogoow shakhsiyaadka ugu muhiimsan ee qeybta ka ah iyo shakhsi kasta doorkiisa.

0
1032

Waxaa maalinta arbacada nagu soo fool leh habeen khamiis soo galeyso lasoo deyn doonaa xalqada 1aad ee Taxanaha Kurulus Osman oo ah Seasonkii 6aad ee taxanaha Dirilis Ertugrul kaasoo haatan magaca iyo jilaagaba laga badalay.

Taxanahaan oo ah midka ugu miisaaniyada culus taxanayaasha turkida ayaa 20ka bishaan toos looga sii deyn doonaa hadaba halkaan kaga bogo shakhsiyaadka ugu muhiimsan ee aad taxanaha ku daaawan doontid;

Image may contain: 1 person, text

Burak Ozcivit waa hogaamiyaha taxanaha wuxuuna matali doonaa doorka aasaasihii dowlada Osmaniyiinta ee Osman Bey.

Image may contain: 1 person, standing, beard and text

shakhsiyada Ali Sar waxaana matali doono jilaaga Saruhan Hunel.

Image may contain: 1 person, standing and text

Shaksiyada Samsa waxaana matali doono Ismail Hakki Urun.

Image may contain: 1 person, smiling, standing

Shaksiyada Bala Hatun waxaana matali doonto atariishada Ozge Torer.

Image may contain: 1 person, beard and text

Shakhsiyada Kalanoz waxaana matali doono jilaaga Abdul Susler.

Image may contain: 1 person, standing

Shakhsiyada Dundar waxaana matali doono jilaaga Ragip Savas.

Image may contain: 1 person, standing and closeup

Shakhsiyada Isodora waxaana matali doonto atariishada Alma Terzic.

Image may contain: 1 person, standing, closeup and text

Shakhsiyada Zohre waxaana matali doonto Aysegul Gunay Demir.

Image may contain: 1 person, standing, beard and text

Shakhsiyada Bamsi waxaana matalaayo jilaaga Nurettin Sonmaez.

Image may contain: 1 person, standing and beard

Shakhsiyada Seyh Edebali waxaana matalaayo jilaaga Seda Yildiz.

Dabcan shakhsiyaadka halkaan kuma eka balse kuwa kale oo badan ayaa gadaal looga soo dari doonaa taxanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here