Shilpa Shetty waa atiriisho caan ah oo 45 jir ah balse muuqaalkeeda hader loo maleeyo 24 jir sida ay jimicsiga iyo Make-up-ka ugu dadaaleysay ayee maanta gabar yar iska dhigtay.

Xidigtaan waxay Bollywoodka kusoo gashay Filimkii Baazigar ee 1993 la daawaday kaaso atiriisho labaad ay ka ahed door koobana ku leheed wixii markaas ka dambeeyay atiriisho caan ah ayee noqotay oo aflaam badan atiriisho kowaad ka noqoto.

  • 

Balse Shilpa fagtii hore daawadayaasha wey so jiidan weysay taaso markii dambe ku kaliftay iney quruxdeeda bal wax ka bedesho wajigeeda ayee qaliin ku sameeysay sida caadada ahna dumar badan ay horey u sameyeen.

Sanka ayee iska yareeysay Shilpa marka hore ilaa muuqaal qurux badan ay lasoo baxday adiga xitaa muuqaladeeda hore iyo kuwa dambe iski fiiri ama sawiradii hore iyo kuwa dambe waxaad ogaan doontaa in Shilpa sanka qaliin ah martay.

Waxaa kaloo la sheegaa in dubnaha ama daamanka ay iyagana jafitaan yar ku sameysay si kastee ahaataba caalamla dadka kunool eee maanta Shilpa arkaan quruxley ayee ku tilmaamaan mana oga asalkeeda in ay qaliin isku sameysay atiriishadan dadyar oo taariikhdeeda hayaan mooyee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here