Filim jilista wax sahlan ma ahan dhamaan jilayaasha Filimka dhib badan ayee maraan markee duubis kujiraan waxaa macquul ah hal muuqaal in todobaad dhan la duubo maadama sidii laga rabay noqon waayo muuqaalkaas.

Waxaa kaloo dhaco shilal oo qaarkood qatar ah naftana lagy weyn karo waxaa dhaco dareen qofka iska ooynaayo beentii ay duubayeen run la noqoneyso intee qiiro qaado, waxaa dhaco qosol badan oo jilayaashs wey isku qoslaan inta badan beenta ay duubaan aawged.

Sido kale qaladaad yaryar ayaa dhaco sida in atiriisho jirkeeda qeybaha gaarka ah si lama filaan ninka ama atooraha u taabto iyadoo kaamerada wax duubeyso waxaa kaloo dhaco muuqaalada dareenka marka la duubaayo dhib weyn ayee ka maraan.

Mararka qaar jilayaasha wey is ilaawaan dareenka intuu ka tan bato hadaba maqaalkan waxaan kaga hadleena atiriishooyinka sida lama filaanka ah jirkooda qeybaha gaarka sida xabadka looga taabtay hadana filim looga dhigay markii dambe. Nushrat Bharucha ayaa kamid ah atiriishooyinkaas, Kareena Kapoor, Ameesha Patel, Aishwarya Rai, Kajol, Madhuri Dixit, Raveena Tandon iyo kuwa kale oo bada ayee kudhacday sheekadan.

Wax iska caadi ah ayee noqotay markii ay sidaas dhacdo hadii filimsameyaha ka helo muuqaalkaas kaamerada duuubtay oo uu damco inuu filimka kusoo daro waxuu kala tashtaa atooraha iyo atiriishada.

Si qaas ah atiriishada hadii ay ogolaato oo ay u aragto muuqaal aan sidaa usii buurneen filimka waa lagu soo daraa si daawadayaasha loogu soo jiito hadii ay diido atiriishadana si deg deg ah ayaa loo tiraa muuqaalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here