Maadaama maal mahaan culeeska saarnay taxliil ku saabsan atoorayaasha iyo atariishooyinka bollywood-ka iyo filimada ay sameeyeen,
Sidaa daraadeed waxaa muhiim ah inaa soo daabacno ama update mar walbo ku sameeyno atariisho walbo oo taxliilkooda ka hadalno.
Maadaama hori boqaleey ahaan idinla wadaagnay atariishooyinka taxliilkooda aan ka hadalnay iyo boqaleey ahaan sida loo kala hit iyo guulo badan yahay.
Ilaa hada Filimside waxay Taxliil ku sameesay 9-atariisho oo Bollywood-ka ka tirsan waan sii wadi doona taxliilka atariishooyinka.
Sidaa darteed hoos kaga bogo 9-ka atariisho ee aan Taxliil ku sameenay aflaantooda iyo mid walbo aflaanta tiro ahaan Hit dhameestiran u noqotay:
Katrina Kaif 13 Filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Karisma Kapoor 13 Filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen.
Kajol 12 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Kareena 11 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Deepika 11 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Priyanka 10 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Aishwarya 7 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Preity 6 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
Ali Bhatt 4 filim ayaa hit dhameestiran u noqdeen
F.G: Xogtaan Waa Mid Aan Marwalbo Update Ku Sameyn Doono Marwalbo Oo Aan Taxliil atariisho Aflaantooda Soo Gudbino…