Sida loo kala iibsaday taxanayaasha Turkida bandhigii MipCom ee Paris ka dhacay.

0
986

Waxaa isbuucaan ka dhacay magaalada Paris ee caasimada wadanka Frnace bandhiga MipCom waxayna shirkadaha Turkida halkaas kusoo bandhigeen taxanayaashooda iyagoona dowladaha caalamka ka iibinayay.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 10kii taxane Turki ah ee ugu iibsiga badnaa MipCom 2019ka iyo midkasta inta dowlad iibsatay.

1-Hercai 50 dowladood ayaa iibsatay.

2-Mucize Doktor 43 Dowladood ayaa iibsatay.

3-Afilik Ask 43 dowladood ayaa iibsatay.

4-Sen Anlat Karadaniz 35 dowladood ayaa iibsatay.

5-Kuzgun 34 dowladood ayaa iibsatay.

6-Ask Aglatir 33 dowladood ayaa iibsatay.

7-Yasak Elma 27 dowladood ayaa iibsatay.

8-Her Yerde Sen 25 dowladood ayaa iibsatay.

9-Elimi Birakma 20 dowladood ayaa iibsatay.

10-Benim Yatli Yalanim 18 dowladood ayaa iibsatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here