
Rakul Preet Singh oo duubista filimka Ajay Devgn iyo Amitabh Bachchan ee MayDay kumashquulsaneed ayaa dhawaan laga helay COVID-19.
Maanta, Rakul waxay la wadaagtay taageerayaasheeda inay iska baartay viruska Corona kadibna lagawaayay.’waxay uga mahadcelisay taageerayaasheeda sida wanaagsan ee ugu muujiyeen jcylka. “Waan ku faraxsanahay inaan la wadaago inaan kacaafimaaday COVID-19.
Waxaan dareemayaa gabi ahaanba caafimaad. Waad ku mahadsantahiin dhamaan rabitaankiina iyo jacaylkaa iimuujiseen. Ma sugi karo inaan ku bilaawdo 2021 caafimaad wanaagsan iyo waxqabad.
Fadlan: aan noqono kuwo mas’uuliyada saarantahay, xirta waji duub oo aan qaadno taxaddarrada oo dhan, ” intaas ayee kusoo qortay barteeda social mediyaha
Dhanka shaqada, Rakul Preet Singh waxaa lagu arki doonaa MayDay, Attack iyo Sardar Grandsons