Atooraha dhalinta yar ee Bollywood-ka ku faanaan Siddharth Malhotra ayaa arin xiiso badan ka dhawaajiyay madaama uu yahay xidig socdaal badan.

Siddharth Malhotra waxaa la weydiiyay inuu kaligiis jecel yahay safar inuu galo ama uu ka helo inuu wehel wato.

Siddharth Malhotra wuxuu ku jawaabay “Kama heli inaan kaligey safro waxaan ka jeclahay inaan asxaabteyda la safro”

Siddharth ayaa lasii weydiiyay asxaab inuu ula jeedo in safarkiisa hal qof la socdo ama koox ay ku safraan xidigaan wuxuu ku jawaabay “Labaduba waan ka helaa inaan lamaane isla safarno ama inaan koox ku safarno”

Dabcan xiliga uu shaqada ka nasanaayo ama uu firaaqado heesto Siddharth wuxuu ka helaa inuu la safro gabadha lagu xaman jiray Kiara Advani sida hadalkiisa loo fasiran karo ama uu ka helo saaxiibadiisa inuu la safro,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here