Manushi Chhillar ayaa loo doortay gabadha ugu qurxoon adduunka iyadoo loo xiray taajka (Miss World 2017), ogoowna Manushi Chhillar oo u dhalatay dalka India waxaa la filayaa inay dhowaan kusoo biirto shirkadda aflaanta Bollywood Film Industry.

Si kastaba ha ahaatee, Manushi Chhillar hanashada taajka Miss World waxaa uga horreeyey atariishooyin markii dambe caan ka noqday Bollywood.

Tusaale ahaan kasoo billoow Sushmita Sen ku keen Priyanka Chopra – laakiin ujeedkeennu ma ahan inaan liiskaas tixraac ku sameyno.

Ujeedka warbixintaani wuxuu yahay inaan idinkugu tusno muuqaal ahaan sida ay u ekaayeen gabadhaha u dhashay dalka India markii ay ku guuleysanayeen taajka Miss World ee sannadkaan 2017ka loo doortay Manushi Chhillar iyo maanta muuqaal ahaan sida ay u yaallaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO CADDEYN AH IYO QAABKA UU MUUQAALKOODU ISKU BEDELAY.

Tani waa Aishwarya Rai

Tani waa Dia Mirza

Tani waa Lara Dutta Bhupathi

Tani waa Priyanka Chopra oo billadaan qaadatay sannadkii 2000

Sushmita Sen ayaa billadaan ku guuleysatay 1994tii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here