Sidee Live ugu daawan kartaa xalqada 21aad ee taxanaha Hercai taasoo caawo soo gali doonto iyo qaabka ugu fudud ee aad taxanahaan kula socon kartid.

0
5689

Asxaab badan ayaa ina soo weydiiyay qaabka ay Live ugu daawan karaan taxanaha Hercai waxaana halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa qaababka ugu fudud ee aad taxanahaan ku daawan kartid.

Ugu horeyn caawo fiidkii saacada afrikada bari markey tahay 9;00PM waxaad taxanaha Live ugala socon kartaa kanaalka Turkida ee ATV  balse maadaama kanaalkaas uusan inta badan dadka ugu jirin waxaad kala socon kartaa barta Youtubeka uu kanaalka ku leeyahay adigoo qoraayo ATV.

Kadib taxanaha markuu dhamaado asigoo dhameystiran ayaa lasoo galinayaa Youtube waxaadna kala socon kartaa isla kanaalka ATV.

Hadii aad rabtid asigoo carabi ku turjuman waxaad kala socon kartaa shabakada 3sk.tv asigoo Somali ahna waxaad kala socon kartaan Fanproj iyo Astaan oo idiin soo yaryareyn doonto mudo isbuuc ah.

Haatan waxaan filaa inaad si fiican u fahamteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here