Saif Ali Khan iyo Amrita Singh gabadhooda Sara Ali Khan sanado kahor waxay ahed gabar miisaan culus oo àad u buuraan miisaankeedana 100 kg ayuu ku dhowaa balse dadaal badan oo ay muujisay xidigtaan maanta waa gabar dhuuban oo qofkii arka umaleynenin inee 100 kiilo katimid.

Sara Ali Khan

Dadka qaar ayaa la yaabeen xogtaan gadaal laga ogaaday ee ah in Sara 100 kg ahed safar dheerna usoo gashay sidee isku caateen laheed hadaba maxaa ku qasbay Sara inee miisaankeeda dhinto sideese ugu guuleysatay.

Sara Ali Khan

Wareysiyo ay dhowaan bixisay waxaa lagu ogaaday jawaabaha suaalaha sare ka muuqdaan hadaba hoos ka akhriso Sara oo ka jawaabtay.

Sara Ali Khan

“Aabahay waxuu idhihi jiray dadka inee shuluqa tahay ama waad buurantahay ine kudhahaan wax aad ku farxi doonto ma ahan ee miisaankaada wax ka dhin sidaa ayuu idhihi jiray waana qofka kowaad ee dhiiro galin aan ka helo.”

Sara Ali Khan

Iyadoo ka hadleysa hamigeeda, siduu miisaankeeda ku kordhay iyo fikrada ku dhalatay waxay tiri,”Colombia ayaan 4 sano waxbarasho jaamacad u aaday waxaana Badiyay isticmaalka ama cunida Pizzas taaso kaliftay in miisaankeeda sii kordho.”

“96 kiilo ayaa noqday marna waanba kasii sare maray waxaana igu dhashtay hami ah inaan atiriisho noqdo hadana waxaan xasuustay inaan noqon karin anigoo sidaan ah waana marka aan go’aanka gaaraayo iyo sidaan isku caateen lahaa.”

Sara Ali Khan and Ibrahim Khan

Sidee 30 kiilo ay miisaankeeda kaga dhintay Sara oo sheegeysa waxa tiri,”ugu yaraan 30 kiilo ayaan miisaankeyga ka dhimay waxaana joojiyay cunista Pizzas uyo cunooyinka lagu caylo oodhan waxaan badiyay jimicsiga, orodka, socodka iyo Dance-ga sido kale cunooyin aan dufan laheen oo wanaagsan ayaan cunna sida qudaarta, ukunta (beedka) iyo kuwa kale.”

Sara Ali Khan’s Weight Loss Story – How She Beat PCOS

Sara waxay tusaale u noqotay gabdho badan oo iyagu niyada ku hayeen inee miisaanka iska ridaan balse dhiiro galin kaliya u baahnaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here