sidee u aktarka Akshay Kumar walaashiisa quruxda badan ugu ogalaaday inuu guursado ninka 57 sano jir ah

0
1661

Akshay kumar waa mid ka mid ah aktarada ugu mushaaarka badan gudaha bollywoodka hadii la eego arimaha qoyskiisa waa mid saxaafada mar walba kaliya ka sheegto warar amaan kaliya

isagoo ah aktar bulshada magac weyn iyo awood ku leh sidoo kale waxaa lagu tilmaama Madadaaliyaha Bollywood-Ka madaana uu yahay aktarka kaliya ee awoodda inuu sanadkii la yimaado 5 filim

laakiin maanta waxan ku haya xog ku saabsan noloshiisa gaarka ah oo aadan hore u ogeyn taaso ah Akshay Kumar waxaa la dhalatay gabar qurux badan taaso lagu magacaabo alka bhatia laakiin ah qof badanaa iska ilaalisaa saxaafada  iyo sawir-qaadayaasha iyadoo guuraatay nin ganacsadaha oo lagu magacaabo surrender hiranandani  ah

laakiin waxa uu ka weyn yahay 17 sano sababtoo ah alka bhatia waxa ay jirtaa 40 sano sidoo kale waxaa la sheegay inuu marka hore Akshay kumar uusan ku faraxsanayn arooskan laakiin uu u aqbalay codsiga walaashiisa oo ah inay iyada doonaysay ninkan

Akshay sababaha uu arooskan ugu qanacsanayn waxaa lagu sheegay inay yihiin labo arrimood mida kowaad inay tahay farqiga da’da ee u dhaxeeya walaashiisa iyo ninkan ganacsadaha ah iyo arooskan inuu yahay surrender guurkiisa labaad

madaama hore ayuu usoo guursaday Isagoo hore usoo guursaday gabar lagu magacaabo Preeti iyagoo kaliya wada noolaa bilooyin madaama u guursaday bartamihii sanadka 2011 waxaan ay kala tagayn bilowga sanadka 2012 waxa ayna u dhashay gabar lagu magacaabo neha

laakiin waxaa la yaab ah ninkan oo hadda guursanaayo Akshay kumar walaashiisa in mar dhow ay guursan doonto gabadhiisa Neha oo ay u dhashay xaaskiisa kowaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here