Sidharta Malhotra waa mid kamid ah dhalinta manta sido kalena kusoo caan baxay shirkada caanka ah ee Dharma Productions oo uu iska leeyahay filimsameyaha caanka ah ee Karan Johar.

Sidharta Malhotra wuxu fanka soogalay sanadkii 2012 asigoo kusoo caan baxay filimkii Student of The Year oo ay la hogaamiyeen xidigaha ay manta saaxibada yihiin ee Varun Dhawan iyo Alia Bhatt

Hadaba waxaan idiin heynaa Sidharta xidigaha uu Bollywoodka uu ka taagero iyo aflaamta uu xiiseyo

Actors: Atoorayasha uu taagerada rasmiga u haayo Sidharta waxay kala yihiin, Amitabh Bachchan, Shah Rukh Khan iyo waliba Hritik Roshan.

Actress: Atariishoyinka uu ka taagero Bollywoodka Sidharta waxaa kamid ah Kajol, Alia Bhatt, Deepika Padukone, Kareena Kapoor iyo waliba Katrina Kaif.

Directors: Filimsameyasha uu aadka uxiiseyona waxaa kamid ah Karan johar, Rajkumar Hiirani, Imtiaz Ali iyo waliba Zoya Akhtar.

Movies: Aflaamta uu ugu jecelyahay xidigaan waxaa kamid ah Agneepath, DDLJ, Sholay, Chupke Chupke, Andaz Apna Apna iyo waliba K3G.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here