Sidharth Malhotra iyo Riteish Deshmukh oo jimcahaan hardami doono iyo filimka Marjaavaan oo maanta tiyaatarada la saaray.

0
963

Filimka Marjaavaan waa filim Action iyo jaceyl ah waxaana jilayaal ka ah Riteish Deshmukh, Sidharth Malhotra, Tara Sutaria iyo Rakul  Preet Singh.

Filimkaan waxaa Director ka ah Milap Zaveri waana filim Romantic Action ah insha.allah sheekadiisa maanta galinka dambe ayaan idinla wadaagi doonaa.

Sida wararku sheegayaan filimka Marjaavaan waxaa la saaray 2300 oo tiyaatar qiyaas ahaa waxaana lagu wadaa inuu maalintiisa koowaad keeno 6 ilaa iyo 8 crore.

Filimka Marjaavaan ayaa waxaa lagu qarash gareeyay miisaaniyad culus oo 70 Crore ah waxaana laga rabaa inuu darajada 100 crore ka tilaabo si uu Hit dhameystiran u noqdo.

Nasiib waxan kooxda filimka Marjaavaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here