Malika arora iyadoo atariisho weyn ahayn ayaa waxa ay iska heysataa saxaafada maadaama ay qasab tahay in wax ka qoraan atariishadan waxaana midaas u sabab ah ka dib markii ay uu furay arbaaz khan iyadoo muddo ka dib xariirka jaceyl la sameesay aktarka arjun kapoor

Arjun kapoor iyo malika arora ayaa dhawaan waxa ay qorsheenayaan inay is-guursadaan waxaana loo badinaaya inay sanadkan aqal-galaan labadan lamaane sidoo kale waxaa arrintan ku faraxsanayn aktarka salman khan kaaso dhawaan arjun kapoor aabihiisa boney kapoor u diiday inuu soo galo gurigiisa 

malika arora ayaa waxa ay shaqada ka ceyrisay dareewalkeeda waxaana malika hadda  ay qarxisay sir iyadoo sheegtay in dareewalkeeda iyada baaburka u wada inuu bixin jiray sirteeda maalin waliba iyadoo sidoo kale sheegtay inuu warbixinteeda u sheegi jiray Arbaaz khan dareewalkiisa kaaso la socod siin jiray Arbaaz khan waxaana sidoo kale malika sheegtay in weli qoyska khans ay hadal-hayaan arrimaha ku saabsan nolosheeda gaarka ah

malika arora iyo arjun kapoor inkastoo aysan weli shaacin inuu xariir jaceyl ka dhaxeeyo laakiin arjun kapoor waxaa afkiisa laga haya mar uu ka qayb-galaayay showfa koffe with karan isagoo sheegay inuusan single ahayn sidoo kale xariirka labadan lamaane waxaa ku qanac-sanayn arjun kapoor gabdhaha la dhashay ashula kapoor iyo atariishada sonam kapoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here