Sirta Ka Dambaysa Sida Amrish Puri Ku Noqday Laadarka Ugu Awoodda Badan Bollywood-Ka

 


Mararka Qaar Waxaa Noloshaada Badali Karaa Hal Sabab Kaliya Sida Amrish Puri Oo Si Weyn Aad Ugu Taqaanaan Magaca Saalimsey Isaga Fanka Waxa Uu Kusoo Galay Isagoo Da’weyn Oo Waxa Uu Jiray 44 Sano Laakiin Waxa Uu Reebay Dhacdooyin La Xasuusto Ilaa Mustqbalka Dhow

Mar Ayaa Waxa Dhacday In Director Rakesh Kumar Caawiyhiisa Oo Lagu Magacaabo Prakash Mehra Kaasoo Rakesh Kala Soo Shaqeeyay Aflaamo Waaweyn Sida Khoon Paseena, Mr.Natwarlal Iyo Do Aur Do Paanch Dhamaan Waxaa Amitabh Bachchan .

Ka Dib Prakash Waxa Uu La Shaqeeyay Director Lagu Magacaabo Shyam Benegal Iyagoo Ku Midoobay Filim Iyagoo Laso Saxiixdayn Amrish Puri inuu Qayb Ka Noqdo Filimkaaso Lagu Magacaabo Nishant Sanadkii 1975

Iyagoo Markii Hore Doorkiisa Uu Ahaa Mid Iska Yar Oo Tuugnimo Ka Mid Ah Ka Dib Maalmo Ayaa Prakash Ka Fikiray Ka Dib Ka Codsaday Amish Puri Inuu Xiiro Timahiisa Isagoo Doonaya Inuu U Dhiibo Doorka Laadarmimo Ee Filimkas Laakiin Markii Hore Amrish Wuu Ku Gacan-Seeray

Laakiin Waxa Ku Fakiray Markii Dambe In Fursadan Uusan Lumin Isagoo Doonayay Inuu Magac Ku Yeeshto Tiyaatarad India Ugu Damabayn Wuu Aqbalay Markaaso Amrish Qudhiisa Uu La Cajabay Markuu Isku Eegay Murayada Inuu Doorka Filimka Lagu Ammaani-Doono Ka Dib Filimka Waxa Uu Noqday Filimka Mid Guul-Daraysta Oo Flop Ah

Laakiin Amrish Ma Uusan Quusan Sababtoo Isago Si Weyn Lagu Amaanay Hab-Jiliiinkiisa Doorka Laadarmimo Ka Dib Waxa Uu Waday Hab-Jiliiinkiisa Doorka Laadarnimo Uu Si Weyn Ugu Soo Baxay Isagoo Markas Doorkas Ku Jilay Aflaam Badan Oo Doorka Laadarmimo Ah

Isagoo Sidas Ku Keenay Aflaamo Ay Ka Mid Yihiin  Sida GhayalNagina, DaminiKoyla, JaanDiljale Iyo Doorkii Caanka Ah Ee Mogambo Oo Ahaa Mid Classic Ah Filimka Mr. India

Ilaa Uu Ka Noqdo Laadarka Ugu Mushaarka Badan Bollywood-Ka  Ka Dib Waxa Uu Noqday Mid Ku Faa’iday Qorshihii Uu Markii Hore Usoo Bandhigay Prakash Mehra Oo Abaal-Weyn Kaga Hayo.

 

Akhriste Filimkee Ayad Ku Xasuusata Amrish Puri

2 Comments

Comments are closed.