Home » Nolosha Jilaayaasha » Sonakshi Sinha, Karan Johar, Huma Qureshi Iyo Xidigo Kale Oo Ka Qeyb Galee Xaflada Dhalasho Ee Manish Malhotra (+Sawiro)

Sonakshi Sinha, Karan Johar, Huma Qureshi Iyo Xidigo Kale Oo Ka Qeyb Galee Xaflada Dhalasho Ee Manish Malhotra (+Sawiro)

Ninka dhanka labiska iyo Fashion-ka looga haray inuu diyaariyo ee Manish Malhotra ayaa maalintii shalay ahed u dabaal dagaayey xafladiisa dhalasho maadama uu dhashtay 5 Dec sanadkii 1966.

Wuxuuna haatan jirsaday 52 sano, hadaba xidigaan 90kii bilaaway styleka gabdhaha ama Fashion-ka inuu diyaariyo ayaa dhigtay xaflad qaas ah oo ay kasoo qeyb galeen xidigo caan ah iyo asaxaabtiisa qaaska ah.

Manish atiriishoyin badan ayuu labis kala nooc ah usameyay intii uu howshaan kuguda jiray waxaana kamid ahaayen Juhi Chawla oo ahed gabadhii ugu horeysay oo dhanka Fashion-ka ama labiska uu udiyaariyay ama u xulay Kareena Kapoor Khan, Sonakshi Sinha, Sridevi kuwa badan oo aan la tirin karin.

Sidaa awged xafladii uu xidigaan dhigtay gurigiisa waxaa kasoo qeyb galeen xidigo caan ah oo ay kamid yihiin Karan Johar iyo Sonakshi Sinh.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Dadkii Manish yimaaden xafladiisa:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *