Atiriishada Sonakshi Sinha ayaa ka hadashay wixii qalbigeda kujiray ayadoo fikir ahaan soo jeedisay in dumarka wax walbo dooran karaan xorna laga dhigo sugitaanka badana uusan fiicnen.

Sonakshi oo wareysi dhiibeysay waxay tiri,”waxaan doonaya inaan ku noolaado duni dumarkeena xor kuyihiin oo wax walbo ayaga qabsan karaan.”

“Sidaa caadada ah dumarka waxay sugaan intii fasax laga siinayo hadee wax qabsan lahaayen, hadii fasax dalbadana aqbalid ayee sugaan sidaa awged dumarka ayaga ma is hagi karaan miyaa maxaa loo caburina.”

“Wax ma amri karaan meel ma maamuli karaan meel walba waa loog taliya wax walbo waa looqabtaa waa ladaba jooga si loo ilaaliyo aniga waxaas oodhan marabi in aniga aan wax walbo sameysan karo xorna ahay waxwalbona dooqan karo ayaa rabaa.”

Fikirka Sonakshai Sinha qabto waxaa macquul ah dumar badan oo daafaha caalamka kunool inee ayagana qabaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here