Home » Nolosha Jilaayaasha » Sonali Bendre Qoraal Qiiro Badan Ayee Wiilkeda Baraha Bulshada Ugu Soo Qortay Kansarka Miyaa Hayo!!

Sonali Bendre Qoraal Qiiro Badan Ayee Wiilkeda Baraha Bulshada Ugu Soo Qortay Kansarka Miyaa Hayo!!

Ranveer Behl waa wiilka ay dhashay atirishada caanka ah Sonali Bendre taaso hader kusugan New York halkaaso ay daawooyin ku qaadaneyso ay kaga hortageyso cuddurka Kansarka.

Sonali ayaa ka xun markii ugu horeysay wiilkeda hooyadiis la’aanted dhalashadiisa u dabaal dagaayo waxayna baraha bulshada kusoo qortay sida tan.

“Wiilkeyga Ranveer hooyo waan ka xumahay waa markii ugu horeysay noloshaada aad dabaal dageyso xaflada dhalashadaada hooyada oo kaa maqan waan ka xumahay inuu waqtiga ina kala geeyo waan kuuso laaban doona sidaan rajeynaayo dabaal dag weyna kula qaadan doona dhalasho wacan wiilkeyga aan jeclaa waan kuu xiisay.”

Sonali daawooyinka si toos ah ayee hader u qaadaneysa waxaana la filaa inee soo caafimadoo inkastoo la sheegay inee rajo weyn leedahay…