Bollywoodka waxaa kudhexjiraan atiriishooyin badan oo dhib ku qabeen miisaanka culus kahor Bollywoodka inta aysan soo galin iyo bilawgii hore markee kucusbaayeenba waa lawada ogaa inee ahaayen kuwa miisaan culus.

Hadaba maqaalkan waxaan kusoo bandhigi doonnaa atiriishooyinka miisaanka culusaa ee Bollywoodka so mareen kahor Bollywoodka iyo kadiba xiliyo kala duwan ayee miisaan culus lahaayen balse karti iyo dadaal dheeri ah ayee ku noqdeen kuwa dhexyar oo soojiidasho leh hoos kaga bogo Qeybtii 2-aad:

Sonakshi Sinha: xidigtaan Dabangg markee kusoo caan baxday iyo Dabangg kahorba wax badan ayaa lagu foodeyn jiray inee miisaan culustahay ilaa hadana dadaalkeeda ma yaro waxayna iskudaydaa inee noqoto atiriisho dhuuban laakiin lafo waaweyn ayee udhalatay.

#4. Sonakshi Sinha

Zareen Khan: Box-office-ka kaliya kuma aysan guuldareesan ee sido kale soo jiidasho qurux jir ah wey heli weysay miisaankeeda oo culusaa aawged laakiin marka loo fiiriyo Bollywoodka kahor sidee ahed hada ayeeba qurxantahay shaki ayaa kaa galaayo sawiradeeda hore markaa daawato 45kg ayee iska dhintau xidigtaan.

#5. Zareen Khan

Parineeti Chopra: waa mid kamid ah atiriishooyinka miisaanka culus ee Bollywoodka soo mareen sido kale waxay ilmo adeer yihiin Priyanka Chopra xidigtaan Bollywoodka kahor aad ayuu miisaankeeda u culusaa 28kg deg deg ah ayee iska dhintay si ay Bollywoodka usoo gasho.

#6. Parineeti Chopra

Lasoco Qeybta 3-aad:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here