Bollywoodka waxaa kudhexjiraan atiriishooyin badan oo dhib ku qabeen miisaanka culus kahor Bollywoodka inta aysan soo galin iyo bilawgii hore markee kucusbaayeenba waa lawada ogaa inee ahaayen kuwa miisaan culus.

Hadaba maqaalkan waxaan kusoo bandhigi doonnaa atiriishooyinka miisaanka culusaa ee Bollywoodka so mareen kahor Bollywoodka iyo kadiba xiliyo kala duwan ayee miisaan culus lahaayen balse karti iyo dadaal dheeri ah ayee ku noqdeen kuwa dhexyar oo soojiidasho leh hoos kaga bogo:

Sonam Kapoor: xidigtaan 90kg ayee ka timid ilaa 35 kiilo ayee miisaankeeda ka dhintay sida la sheegay Bollywoodka kahor waxaana loo maleyn jirag habar 40 jir ah miisaa keeda oo culusaa aawged maanta waa atiriiisho dhexyar soo jiidashana leh.

Sara Ali Khan: gabadhaan Saif Ali Khan dhalay ee Bollywoodka kucusub dhowaan ayee ka sheekeyneysay miisaankeeda saaidka ahaa iyo sidee isku caateysay 100 kg kudhowaad ayee noqotay Sara waxayna hader ku guuleysatay 46 kiilo inee iska riday maanta waa gabadha ugu soo jiidashada badan kuwa dhalinta ah.

#2. Sara Ali Khan

Bhumi Pednekar: Xidigtaan 34 kg ayee miisaankeeda ka riday bilawgii sanadkaan ayeena Bollywoodka ka qeyliyeen sida Bhumi durba isku caateysay waa atiriisho kamid ah kuwa loogu doonis badan yahay xiligaan.

#3. Bhumi Pednekar

Lasoco Qeybta Labaad Atiriishooyinka Mustaqbalkooda Bollywoodks Usoo Dagaalameen:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here