
Atiriishada caanka ah Sonam Kapoor oo kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka ugu soo jiidashada badan balse quruxda atiriishooyinka ay shaashada horteeda ku muujiyaan waxaa kasii caawiso Make-up.
Iyagoo awal qurux lahaa hadana waa qasab inee Make-up isticmaalaan si quruxdooda u siyaadi gabdho badana kaga qurux badnaadaan hadaba maqaalkaan waxaan idiin kugu heynaa atiriishada caanka ah Sonam Kapoor oo Make-up la’aan ah.
Shaqsi caadi ah ayaa u maleysaa ama haweeney xeryaha qaxootiga joogto marka aad aragto sawiradeeda make-up la’aanta ay tahay waa kuwa aad ay u foolxuntahay.
Sido kale kuwa shidana waa kujiraan oo waxaa la isla bar bardhiga marka Make-up u marsantahay iyo marka kale hoos ka daawo akhriste adaa yaabi doonee.


